VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadka Hayska Weyneyn - Lyrics

Dadka hayska weyneyn inaad kali wax garad tahay hayska dhigin walaleey ruux waadi fidin jiraa marba laga wareejaa kii shalay wacnaa baa maantaba werwerayee anigaba wakhtiga qaar sida wali siraataa warka la iga guri jirey waxse wiiqey taladii waydeeyey raganimo hadba waaga joogaa la tihiin walaaloo waji lacagabey dumar wacad kaba ku iibshaan Sida wabi qulqulayiyo waadiga xareed leh shimbiruhu ka waabtaan weedhaadii inan yaahay waa laga wareerayoo isla weynidaadana waxa tahay ma sheegtee wacdaraha adduunkana waxa laga wereystaa ruuxii wax garadee adigoon waaya arag noqon cirka haysku waabine nafta waalaneysaa waano kaama maqashee hadaad maanta wacan tahay maku waari doontaa
Queue is empty
-- / --