VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

Dhaawac bey igu yaalo La dhaqaaqi waayo Lafta dhabarka celisaa Laba dhinac i noqotee....2X Ruux dhimasho joogaa Inlee laguma dheelo Danta looma celiyee Taahii taahii lama dhageystee..2X Axdigii dhax deeni iyo Wada dhala shadeenii Aqalkaan dhisenaa dhagahii Ka tuurtee...2X Miyaan aadan kuba dhalin Xaawo naaska ku dhigin Dhabta Hooyo kugu qaban...2X Iga dhowr iga dhowr Iga dhowr dhibatada Raga laguma dheele Raga laguma dheele Raga laguma dheele Nin weyne laguma dheele...2X ((( BOGGA LABAAD ))) Sida dhool guyoo da'ay Dhibic diisu hoortoo Laga dhan sanayaa Kuu dhowrayaa wali..2X Dhabankaga ruux leh Ifka cago ma soo dhigin Dhabaalkii warkeygaa Kuma dhaa kuma dhaafi Ka rayee....2X Isku soo dhageeni iyo Dhunka shadii macaneed Dhulkoo kula wareegi iyo Dhimbil ayaane kugu noqon...2X Miyaan aadan kuba dhalin Xaawo naaska ku dhigin Dhabta Hooyo kugu qaban...2X Iga dhowr iga dhowr uu Iga dhowr dhibatada Raga laguma dheele Raga laguma dheele Raga laguma dheele Huunaay laguma dheele...2X ))) lyric by : Dayran Omar
Queue is empty
-- / --