VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gashaan - Lyrics

Gar maqaato warakiyoh Gashankan wa heshadaa Waa gudub bilaawaa shekadkii Ku giijiye....2X Oo gooni socodoo Gayin lama dagaaniyoh oo...2X Meel gubad leh joogo Ku ha baabay geeri go'an...2X Waxaan ahay gadiisoo Meshaan ka joogi iyo Garan wayay raad kuyee....2X ((( BOGGA LABAAD ))) Qofba waa'a lagaa raba Qofba waa'a lagaa raba Koleey geeri weeyee Koleey geeri weeyee...2X Ifka gocosha diisi iyo Aaqiro gontee daba...2X Rabbi labada darood Ha inaga gar gaaree Ha inaga gar gaaree...2X Inaan guule ka dhigin Kuwa galaayo naartee Fircoon gacal wadagaan....2X Ila garo wax yeeladan Hoow lahaan la golon golay Ee gama'a iga jaray...2X ))) Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --