VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamuun - Lyrics

Inkastoo wali hibasho rabay Amaan saqda dhexe hurdada Ii taanyo la seexan wayay....2X Horteyda markaad timaado Ee aad ila hadal tiraahdo.....2X Hasawaha ii bilaawdo habeenkii Nabarkaa i deeyso halkii bugtaa bogsatee...2X (((BOGGA LABAAD))) Hanan kaa illaah ku siiyay Habsami socod kaad dhaqaqdo Hubqaad kadu ii hiraa....2X Hamuun waan ku qabaa Qalbiga waan kugu hayaa....2X Hideydu waxeey ku raacday Hideydu waxeey ku raacday Habeen kheyr lagu duceystee...2X )) lyrics by Dayran omar
Queue is empty
-- / --