VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani - Lyrics

haniyeey nasab hoodalebaad tahay haweenka adaa hubaal u sitoo halkaad ku kortiyo haybtii guriceel hanbalyay ku dhaheen hanaan quruxeey hobyo iyo xaro dheerayoo hodanaa hidaha dhaqankiyo heelada ku baroo waxaad huwataa heemaal quruxeey hagoogta cadaado hiilkii gobonimo hadaaqa barashadii jidihii galin soo heegada dayaxiyo hankii farxadaay waxaa hagar baxay dartaa haniyeey gal mudug hodanaa kuu heeli tuntee arooska hirgalay hanbalyay ku dhaheen haldhaa sharaf huwan hareeri baxay hufasa roobkiyo heemaal waxaneey hooyadii ku dhashaad hidaha ka raacdoo halyeey aabaa hilinkii ku tusee hankaad dheertahay hablaha kale oo hirgalay arooskiina la isku helee hawada matabaan hirwada ku tumoo hilashada dhuus-mareeb haraadku tiraa
Queue is empty
-- / --