Heesta Khadra - Lyrics
Qadraay qadraay qadraay
Qoton iyo alla kuu alkumay
Qiimiyo muuqe qerkaa alla ka Fadilay quruxna kuu yeelee
Qor qornaata jaahaaga
Qaabkiyo hanaankaaga
Farxadi ku eegaa indhuhu
Qushuucaane
Qadraay qushuucaane
Qalanjadi haweynkaay
Qamar iyo ileys nuuriyo
Hobyo qabaty baa tahay
Kaalintii cadaado
Koob ka qaaday ba thy
Qof ilaahey dhameeyo
Aan la quurin baa thy
War ileyn qadraay
Quruxdeydi baa tahay
Qadraay qadraay qadraay
Dhaxda qaansa iyo joog
Bar caashaq kuu qumayee
San qaroorka kugu rakiban ba
Qowr olalayee
Niidaadu dumarka qaar
xarir qaali baa tahaye
Qowlkaaga wacan baa
Qalbigu so hinqanayaa
Qadraay hinqanayaaye
Qalanjadi haweynkaay
Qamar iyo ileys nuura iyo
Hobyo qabatay baa tahay
Kaalintii cadaadoo
Koob ka qaaday baa tahay
Qof ilaahey dhameeyoo
Aan la quurin baa tahay
War ileyn qadraay
Quruxdeydi baa tahay.
Lyrics by: Abdi deeq