VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciyaaraha - Lyrics

mudaan kala qaxaynoo gumaad kala baqaynoo aan iswada dhufaynee intii aanu dhiman lahayn dhaawaceenu badan lahayn dhiigeenu quban lahaa dhalinyaro ma dheelna dhafandhaafka dhuuniga baasas ma isku dhiibna dhalinyaro ma dheelna dhibco aan wadaagne goolal ma isku dhalinaa bulshayahay ma dheelna goolal ma isku dhalina dhalinyaro ma dheelna dhanka hoos kismaayiyo dhinaca hargeysiyoo bari ma u dhawaaqna gobalada dhextaalka ma u dhawaaqna mudug ma u dhawaana dhexdhexaad garsooriyo siiriga dhawaaqiis dhamaad ma ugu yeerna dhalinyaroo ma dheelna saaxibayaal ma dheelna
Queue is empty
-- / --