VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ergo - Lyrics

hadii aanan xaalku u aabri keentaye dusha igaga qarinaye hadii aanan uma iyo uurkutaale mooye wax wanaag ah ka arag sida aarka mirayoo halka eray la idhaa hadaad oofahaygii ku naxayso yeedhmada isubkayni maynee waadiga afgarashada uuf igaga ridayoo dhacadkana u adkeeye ana aamuskaygaan afka gacan ta saariyo adman mar ku jalayn ku idlayso maan maqal ifka kuugu hadhayo ilma teena ha dhigan hadii ay ku aragtee xagii aan eegmada ee igu kaa arbeebe ergo waa la sooro afti laga dhagayestaa amuurka waxa jira wataa irdhaysoo adigoo aqoon u leh edeg noo xareysee jidhjidh loo cantuurya umagiisha ruuxna oo aragtida iyomagoshu wa wax lagu anbinaya qof kastaba ayaane ane fale ka meeriyo nafsi aan adeegsado adnaha mar ku taaklayn ifka kuugu hadhayoo idna teelna hay dhigan
Queue is empty
-- / --