VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Foos - Lyrics

filsankiyo quruxdaa hoos loo dhibeeyoo farxadiyo asluubtaa farxad lagu gardaadshay faduul kama carootoo fudeed uma dhallan dhaayihii mar fiirshaa ku fogaada eegmada sowjadka fayskiyo fanaxyadii af kala qaad sanqaroorka fooshan fanka tookh kumaan arag midan kula facdhigayaa fanka tookhiii kuman arag siijeedka filan waa igu noqoyo fiidkan kaligey faq jeestoo falaadhuhu igaaren kaligey faq jeestoo foosay farduusey farxadii naftaydaay fiicni hooyadaabaad file dheer ka wadataa
Queue is empty
-- / --