VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salkudhigey - Lyrics

surmigiyo haraadkiyo solonkiyo abaaraha sida roobka loo sugo dhaaxaynu samirno saadalku raadher caashaqeena siriqiyo sakalkii kasoo iboode isagoo samaanelayn soo noqay jacaylkee salku dhigay xogteese sanada iyo bila oo saban aad u dheer ban halisigasha weheliyo nolol saawe saawelay saaray dhibteeniye caashaqeena sirigiyo sagalkii ka soo boode isagoo samaanelayn soo noqay jacaylkee salku dhigay xogteese
Queue is empty
-- / --