1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Jaceylkii wuxuu baanaaday
markaad baanihiinii badiseen
bilaneey huuno baxsaneey
baridii idiinka ka beydhay
Markaan Burca kaaga heesay
jaceylkii aan ku baaqay
balankii miyaad ku beegtay
alleey leehee mad baxneynin
Walidkaa oon ku bixinin
balooleey in aan ciyaarno
weliba boga ku salaaxo
boqorkeynu muu baneyne
adkeyso adaaw badheedhe
Hadaad bogsateen haweeenoo
raggii wuxuu baadi goobaa
intii aad halyey bireyseen
kuwaad bac madow u dhiibteen
welib booliska ugu yeedheen
abaayo miyaad ilowday
Hadaad bogsateen haweeenoo
raggii wuxuu baadi goobaa
intii aad halyey bireyseen
boodharigaad boqon ta goysee
nkuwaad baradii ka saarteen
abaayo miyaad ilowday
Page ka Labbad
Bintiiyey biri samaadkii
hablihii bilicdoodu buuxday
duleed lagu waa bariistiyo
dabeylaha lama arkeynee
Markaaan Boosaaso gaadhay
maxaa Bur saciid ku geeyay
jaceylkeynii aad bur burisiyo
baxnaanadii aad xumeyseen
Waxaa basan baaska keenay
baroortuna ey ka yeedhay
Bintiyey waa dhibaan bixinee
tala walid keed ka booday
ma maantey kula ba,naatay
Hadaad bogsateen haweeenoo
raggii wuxuu baadi goobaa
intii aad halyey bireyseen
kuwaad bac madow u dhiibteen
welib booliska ugu yeedheen
abaayo miyaad ilowday
Hadaad bogsateen haweeenoo
raggii wuxuu baadi goobaa
intii aad halyey bireyseen
boodharigaad boqon ta goyseen
kuwaad baradii ka saarteen
abaayo miyaad ilowday
codkii Abdinuur Alaale