VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muraad - Lyrics

jacal lama moosi karo sidii mayayguu da'aa miiroodbuu kugu dilaa midiyo daabloo sitaa halbawlaha kaa marshaa micida waa loodhintaa masiibadu way jirtaa midha geed sare kuyaal mar bad u mililicdaa dadkana waad uga mid tahee waxaan ku mataalayaa nin maqan oo meel fog jira asii meher kaaga tegin miyaa malab loo tufaa ee macaan loo saydhiyaa muraadkaa lagu xidhaa malabooy waa maahmaah xigmado hadaan rag ku maamulayn muraad kooda kale waaa maa weelaa lagu hodaa mudadu kaga bogsataa murtina waxaan uga socdaa haday arimihii murgeen haday murugaysan tahay anuu mayalkaan qabee inaad iga maarantaa miyay kuu muuqataa
Queue is empty
-- / --