Heesta Olol - Lyrics
Onko iyo Hillaac
Ufo iyo Dabayl
Roob Da'ay Aroor
Haro Idhan Kajoogaan
Arkayaa Xareed
Aan u Oomanahee
Arrin Lama fiaalniyo Udgooney
Ayaan Darro se Waxay Tahay
Geed Odaxle baad
Ubaxyohow Kutaal
Anna Eegmadaadii
Iyo Aragtidaadii
Jacayl Ma i Abbaaroo
Uurkiyo Wadnaha
Olol Ma Iga Baxay !
Umal iyo Dhibiyo
Urugaan Qabaa
Iyo Uur Nugayl
Eebadii Kalgacalkaa
Wadnaha i Abbaartoo
Iga Oohisee
Arrin Lamafilaaniyo Udgooney
Ayaan Darro se Waxay Tahay
Geed Odaxle Baad
Ubax Yohow Kutaal
Anna Eegmadaadii
Iyo Aragtidaadii
Jacayl Ma i Abbaaroo
Uurkiyo Wadnaha
Olol Ma iga Baxay !
Lyrics by : Abdirahman Ahmed