VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyo - Lyrics

Fadxiyaay aduunyadan Faaidiyo qasaaraha Rabigay iskey dhigaayee Ana faayo quruxeey Midan foolka saaraba Isagay u qorontahee Fariin iga dardaarana Ooyehee tukaankiyo Maalka faraha saaro Foojigo u yeeloo Foojigo u yeeloo Ha furfurin jacaylkii Farxadiyo kalgacalkee Ha furfurin jacaylkii Farxadiyo kalgacalkee Fudud yaan lagugu xaman Xumo lagugu faalayn Falanfooli jaaniyo Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer Falanfooli jaaniyo Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer Fiintuba colaadiyo Fadka soo onkadayee Wey ka foodhi oydaa Anigana falaadhaha Ku farcamay naftaydee Filsan adiga weeyaan Fariin iga dardaarana Ooyehee tukaankiyo Maalka faraha saaro Foojigo u yeeloo Foojigo u yeeloo Ha furfurin jacaylkii Farxadiyo kalgacalkee Ha furfurin jacaylkii Farxadiyo kalgacalkee Fudud yaan lagugu xaman Xumo lagugu faalayn Falanfooli jaaniyo Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer Falanfooli jaaniyo Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer Ha igu noqonin fiidmeer
Queue is empty
-- / --