VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Selel mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdinuur Alaale
Selel Sida Soortu Gaajada Salaabaha u Mariseey Uga Siibto Jiidhkaad Nafta Uduga Saartaa Sidan Maayo Sararaha Sigibtira Baruurta oo Sidigtiyo Ujeedada Sirta aad ku Nooshahee Jacaylbaa Suntiisii Sahal Kuugu Mudayoo Halbawlaha Ku Sarayood Allaylehe La Seleshee ! Waxa kuu Sanqadhayee Sidka Kugu Abuuraa Anna Layga Soonshoo Kuu Sarbeebi Maayee Sheekada Sideedaba Gabdho Inan Lasii Wado Laygama Sugaayee Waxa Inan Sidayda ah Sahal Aragtideedii Waad Sahan Habawdee Jacayl waa Sad Iga Maqan Intaan Nacab Sakarayee Lyrics by : Abdirahman Ahmed codkii Abdinuur Alaale