VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tabaalac - Lyrics

Taabalada jacayloo Talaabada inaan Teelteel u dhigo 2x Tolow ma i ogtahay Tolow ma i ogtahay Waa taaban mooyee Waa tabi ismaan odhan Wey kaa tagaysaa Taladaba kumaan darin 2x Walee timo haldhaaleey Ama taabayo helay Ama taahay abidkey 2x Inaan tamar gaboo Tiifka dhoobtayoon Ku tukubo ulii 2x Tolow ma i ogtahay Tolow ma i ogtahay Waa kuu tan mooye Waa tabi ismaan odhan Inay igala tasowdana Taladaba kumaan darin 2x Walee timo haldhaaleey Ama taabayo helay Ama taahay abidkey 2x
Queue is empty
-- / --