VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Walaac mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdinuur Alaale
Walaac Wanaag iyo Wacad Eedee Walbahaarka Adduunyo Waalalawgiyo Wayda Sidaan kuu Walhinaayay Anigoo ka Walaacsan Warka Waan la Socdaaye Inaan Waayahay Idhaahdo Wakhtibaanan u Hayne Warka Maad iga Qaadid Qofka Maanku Wareero Waala Waayo Tusaaye Adigaaba na Waalay Wadada aad Socotaana Waa Wadiiqo Hallawsan Dhana kuu Wadi Mayso Waxba Haygu Wareegin Wakhtigaaga Hawaayin Wacad Maynu Lahayne Lyrics by : Abdirahman Ahmed

codkii Abdinuur Alaale