VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Burji - Lyrics

Burji Iyo Nasiiblaay barwaaqada Ka Cararaay abaartana U Baydhaay khayrka Balo Ka Jeceleey belo Iyo Baaska Jeceleey Wuxuu Dumar Ka Baqi Jiray iyadu U Badheedhaay bilic Lagu Khasaaraay Boqoradii Haweenkaay hablaha Laga La Soo Boxo bariyo Taan U Haystaay Jacaylkan Mudada Badan Baarkanuu Fidhaaiyo Beer Laxowsi Gaagii Aan Kabogsoodayee Kowdhe Buugii Sirtaadiyo toogtaadii Waan Helay kaagana Bexee Laba Dheh Waxaan Baaq U Dirayaa baxsi Ugu Dubayaa caashaqeenii Berigii barbaartii Wax Ka Ogeyd kali Soor Bagiisiyo ma Biyihisa Lagaa Helo bilkubaa Inaad Tahay ileen Beeni Raad Ma Leh na Dhex Mari Bariidadu ileen Waan Isbaranee Waxay Sobelo Kajoogtaa boqol Midabya Leyee kan Dambeed Isbarataan sidi Togosho Ugu Ridi Balwadaadu Leediyo hadii Baarka Curubiyo bulsho Iyo Taleex Tahay dhaqanka La' Maqorsheenee dhirta Iyo Dhayldu inte Bari Inte Bari Intee inte Bari Bay Ku Wadayaan
Queue is empty
-- / --