Qurux dumaroow aad midaawado
Yuusuf dabadii duni timid baan saakay daalay

Anniga doortoo laabtu doontee
Aa maanka deeqdoo Danba waayee

Udkoonkiyo ubax dilaacay
Roob da’aayi iyo daruur hilaacde

Iil baan qabaayo
Doontoonisteedii
Dadaalkaan qaaday la taag dareeyay
Aa dadaalkaan qaaday la taag dareeya
Dadaalkuu qaaday oo la taag tareeyay
Dadaalkaan qaaday la taag dareeyay

Dirac habeenoo la dugaashado
Deeqsi aaba iyo hooyo dihataan
Saakay daalacay

Uuurka dooxdoo oo jir dubaaxshee
Aa waan duloobayee yaa idaaween

Udkoonkiyo ubax dilaacay
Roob da’aayi iyo daruur hilaacde

Iil baan qabaayo
Doontoonisteedii
Dadaalkaan qaaday la taag dareeyay
Aa dadaalkaan qaaday la taag dareeya
Dadaalkuu qaaday oo la taag tareeyay
Dadaalkaan qaaday la taag dareeyay

Exit mobile version