VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daryeel - Lyrics

daniyo xeelbaan wadaa jacayl diir ahbaan wadaa doogiyo ubaxbaan sidaa dushaadaan saarayaa hadaad dano fiicantay daryeelkayga igu filan daruurbaan ahay aan curan markaasaan di'i lahaa daryeelbaan kula rabaa difaacbaan kuu ahaan daraarbaad iga heli lahayd da'daabaan ku hor marin lahaa dabaylaha ma iga celin dabaylaha ma iga celin dan iyo guurbaan wadaa dulqaadiyo raaxo badan deeq iyo darajaan hayaa dushaadaan saaraaya hadaad dheeman dahabatay adaan dadka kuu jecloo diiniyo dhaqanbaan hayaa dushaadaan saarayaa
Queue is empty
-- / --