VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabtuu jacayl kuu - Lyrics

Sida ad dhalantahay oo anku dhalay dadka ka dhawaystee 2x Dhinacyada wadnaha iyo berku kalgacalkuna runey igaga yala dhabtu jacayl ku yala dhabtu jacayl ku yala 2x Sida gedaha miraha le odhibici dayray subaxnimo kusodhacay oo dhadabkiyo marabkuba dhirta dacalka saren 2x Anku dhaweeyo marna aan ku dhehde adiguna ha dheeran 2x Ilaah ba dhag iyo qurux inta ku dhameya hablaha ta ka dhertee 2x Waxa gala dhamatiga ifka dheman iyo luul lagu dhafsan maye dhabtu jacalku yala dhabtu jacaylku yalaa 2x Dhexda taako iyo socod ama dhabarka geenyada sida damalku geesmaray timaa hagan kala dhacay waa waxa idhawacay 2x Aan ku dhaweyo marna anku dhehde adiguna ha dheeraan 2x
Queue is empty
-- / --