VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoraxeey - Lyrics

qaaradaha aduunyada qaayo dumar mid kula mida dhabta laguma qabanoo qayd laguma qaadine qaxar maysan aragoo qoraxay dusheediyo qaydarka digeegbay qaali ay ku dhalatee qowlka ay tidhaahdana qalbigaa ku daga oo qaylo uma dhawaaqdee qunyarbay u hadashaa qiimaynta aadmiga qayb allaa u siiyoo quruumaha dhamaantood way wada qadarisaa maalintaa qiyaamaha kuwii qaadir dhawrtee loo qormeeyay kaa yeel
Queue is empty
-- / --