Heesta Waayaha - Lyrics
Waayaha aduunyada
Ku wax qaadan maysidee
Ruux walaal ku moodaa
Rabo in oo ku weheshado
Ood wacad ka diidaa
Waan kaa ***
Ku weecanoo hee
Jacaylka kuma wareestee
Woo igu waabariistee
Halbooluhu ma wadeen Dhiig
Wadanaha ma siiyeen
Jiljileec hanoqonee
Hadii adiga wacantahay
Annigu way iraacdee
Sidaan waalanahy baa
La igu wiirsadaayee
Wad ila taliyaan
Waanadiisa diiday
Adiga i weeqdee
Hadal aan wadaagniyo
Waayahay aan kaahelo