Heesta Waris - Lyrics
Geeraar
Aduunyadu Wareer iyo
Allah Waayo badanaayee
Aduunyadu wareer iyo
Walwal iyo dhibaatiyo
Allah waayo badanayee
Warankii jacaylka
igu waa bariistiyo
Wadnaha ikala jarayee
Wadka waad usamirtaa
Waxii muuqda waa qabo
Walle waa tanoo kale
Warqadaha la qoray
Wargaysyada aduunyada
Weediimahygii
kama helin jawaabo
Wacad kama wareesinee
Waqtiba la sarakacayee- haa haa
Waqti baa la sarakacayee -hee hee
Warisee adaan
kuu waalanayee
Aaway weheshigeenii
Walbahaarka caashaqa
Baa iga wareeshoo
Wadnaha ikala jaraayee
Wadka waad usamirtaa
Waxii muuqda waa qabo
Walle waa tanoo kale
Warqadaha la qoray
Wargaysyada aduunyada
Weediimahygii
kama helin jawaabo
Wacad kama wareesinee
Waqtiba la sarakacayee- haa haa
Waqti baa la sarakacayee -hee hee