VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaagaan - Lyrics

Intay ku xanaaniyaan Xubiga ku waraabiyaan oo Xagooda u jeedsataa 2× Markaad markaad Xafido axdiga Xoogaaga aad ku dhawrta oo Waliba ay ku xasishoo 2× Haday xadhiga maro noqdaan Xiriirka halaynayaan Haday xadhiga maro noqdaan Xiriirka halaynayaan Ha noqon xamastiisa cune Ha noqon xilihiisa gube Xumaanta wanaag umay 2× Xurmaa dumar lagu qabaa Xalaalbaa lagu dhaqaa Haday ay xinifi jirtana Xalbaa loo raadiyaa 2× Xigtada xigtada ehelkeeda iyo Xidiga aad leedahay Xariir ma la huuwiyaa 2× Haday xadhig maro noqdaan Xiriirka halaynayaan Haday xadhig maro noqdaan Xiriirka halaynayaan Ha noqon xamastiisa cune Ha noqon xilihiisa gube Xumaanta wanaag umay 2×
Queue is empty
-- / --