VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ceyni - Lyrics

goortaan ciraystee guudkaygii cadaaday cimragaygii gaboobuu ayuu caashaq i helay curashadaa jacaykuna caynkiisu badanaaye cinwaankiiisu fududaayee casharkiisu adagaa dookhu tuu calmadoo cajibaysay naftaydaay cawo iyo ayaaneey hadmaad ii calool dabciyo codsigayga ila garan cilmi kii haleeloo caalin baadiyaayaa cantar iilka dhigaybaa casar igu dhacee sida cirkiyo dayaxa caadkiyo xidigaha cayniyeey ma darisnaa calaf waa halkiisee
Queue is empty
-- / --