VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayaha uroon - Lyrics

dadka wixii dhibayee dhakaafirayaa ka dhawaajiyee midaan dhabarkiyo dhexda iigu maran midan dhiiinoo dhalaalo oo dhaayaha urooney naftu kula dhacee igu dheeridaa igu dhiganidaa dharaaroba a waxbaa kugu soo dhacoo ku dhaajiyee dhool soo iftiimiyo sida dhibica roobkee midan dhiinoo dhalaalayoo dhaayaha uroooney naftu kula dhacee igu dheeridaa igu dhiganidaa igu dheeridaa dhool soo iftiimiyo sida dhibica roobkee midan dhiinoo dhalaalayoo dhaayaha uroooney naftu kula dhacee igu dheeridaa igu dhiganidaa igu dheeridaa
Queue is empty
-- / --