VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Eegmadaa - Lyrics

dhulkoo meeshaa ahaa doog iyo rays barwaaqo eegmada ma dhaafshoo adaan kugu xasuustaayee indhahaygu nuurka ifka waxay ka qaataanee ileen adiga weeyaane miyaan kaa agtagayaa dhulkaa meesha ahaa doogiyo oo rays udgoonba le eegmada madhaafshoo adaan kugu xasuustaaye amaantaydu heesaha intaan u armi ooganayee ileen adiga weeyee miyaan kaa agtagayaa
Queue is empty
-- / --