VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartuun - Lyrics

farxadii naftaydiyo fayoobidii jidhkaygaa fahankii aqoontiyo furihii qalbigaygaa fartuunay ayaamahan jaceyl lama filaaniyo intuu faraha ila helay feedhaha dhexdoodiyo oogada ku faafee fariintayda caashaqa fiiro gaara uyeelo naga fogee cadawgoo waligaa ka foojignow firaashkii wacnaayoo janadii fardowsaa fiidkii mar joogaba faataxaan kuu maraa sida ubax dibnaha furay fooraha magaalada udgoonkiisu faafaay fiidkii sareere ahee tii aan ku faanaay fariintaydaa caashaqa fiiro gaara uyeelo naga fogee cadowgoo weligaa ka foojignow
Queue is empty
-- / --