VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen tagay sooma laabto - Lyrics

sidii fad hilaacayoo falaaraha nuurka sida cadceedu kufaafisaa facaa ka dhex muuqataa furahiisa iyo niyada farxadeed fariintaan aawadeed fadhiga uga sara kacaa allow ha ina kala fogeyn inan kugu faano fagaaraha kaa amaanoo wanaagaaga ifaray habon hido fiicanay sidii fooraha gugoo dabaylaha fara dawada xareed laga filanayaa adigaa kaa faashadaa hor umasineee sidaan habalaha kale uga fadilo iyadna ugu fiicaneey filkeed ugu wanaagsaneey allow ha ina kala fogeyn inaan kgu faano oo fagaaraha kaa amaanoo wanaagaaga ifaray haboon hido fiicaneey
Queue is empty
-- / --