VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhihii mililicay - Lyrics

siday ugu mabsuudaan ayaad iigu mudan tahay sida kayn magoosho inta uu mahiigaan miyay soo mirkiciyo maansheeyay dunidii ubax midab qurxoonina midab midab ukala baxay indhihii miliilica siday ugu mabsuudaan ayaad iigu mudan tahay sida geed midhoodoo waayo badan maqnaayoo milgihii maqaarkiyo mayracaa ubadin jiray mel dheer ka halacsaday muusan awga ololka indhihii miliilica siday ugu mabsuudaan ayaad iigu mudan tahay indhihii miliilica siday iigu mabsuudaan ayaad iigu mudan tahay
Queue is empty
-- / --