VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl-barasho - Lyrics

jaceylkiyo barashadii barwaaqada iihor kacay aan kuu bal balaadhiyee bidhaantiyo aragtidii halkaad bilaneey iigu timid bad iyo webi bay lahayd naq iyo baad bay lahayd biyo iyo rays bay lahayd banaan siman bay lahayd waan kuu boholyoowoo naftaa ku baxnaanisee bushaaro ku soo dhawee socdaalkiyo baafintii baryo aan ku gobi aan kuu balbalaadhiyee bilicdiyo eegmadii bartii cishqiga tilmaan boqran bay lahayd nasiib baxsan bay lahayd buruuf adag bay lahayd bartii caashaqay ahayd bil baad tahay dhalatayoo aad iisoo baxdeee bogaygaa ku dheehantee
Queue is empty
-- / --