VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaano - Lyrics

labadeena jaceylka guul inaynu ka gaadhno liibaantiisana maalnoo axdibaa kula haybiyee aniguna lumin maayo yuu kaliicin dhankaaga inagoo lamaanoo kulilaahiya caashqa aynu saarno laxaadka sida laagad barwaaqoo gal xareed ka ladaabtay dhebigiyo galoolka ubax dayr uu kalaacay cadcee liib ka dhigaysaa ka dhex miijisay ladaneey lagu moodaa inagoo ah lamaanoo ku lilaahiya caashaqa aynu saarno laxaadka
Queue is empty
-- / --