adoo nigaaliyo kunool
beelo nabadeed
oo aad naftaydiyo
mahad aad ku beertee
ayaan nabarada jaceylka
ka nuuxsan waayo
naftaa kunaawilaayo
nasteex
ayaan nabarada jaceylka
ka nuuxsan waayo
naftaa kunaawilaayo
nasteex
armaad nasiibkayga
iga leexisee

Exit mobile version