dumar gaaridoodiyoo
geenyo orodka badisoo
geesinimo la deris tahay
inaad tahay gar waaqsanay
guulaha la haybsadiyo
garashada dirkeeduna
suhuur waaa gedaadoo
gaar baad uleedahay

Exit mobile version