VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubixii jabuuti - Lyrics

ma anuu keli igu heloo adigaa kuma gaadhin weli ileys bexayaa tahoo ubixii jabuutaa tahayoo inantii sanadkaad tahee ilwaad qurux aragti wacan naftaydaa ku aamintoo aduunbuu ku eegayaa qalbigaa irida ufurtayoo amaanbuu kuu tirshaa ma anuu keli igu heloo adiga kuma gaadhin weli hablaha aynigaaga iyo asaagayga oodhan baa aawadaa u hareermaraa jaceylkaad abuurtaybaa indhuhu aragii tabeen adaan kuu amanoo ogow urugada jidhkiyo wadnaha hoy baad utahay ugbaad aragtidaa dumar noqon ooriday hadmaan noqon ooridey
Queue is empty
-- / --