VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa ii garaaboo - Lyrics

yaa ii garaabooo iga gooyay gantaalkii jaceylka guhaadkiisii gaabanaa jaceyl garanayninbaan gacalkay ka dhigtee waan gafeee inta aan gu in garaadkay halay celiee yaa ii garaabooo iga gooyay gantaalkii jaceylka guhaadkiisi gaf aan galoo god anaa ku dhacoo hilibkay ku gurmee waan gafee inta aan gu in garaadkay halay celiyee yaa ii garaabooo iga gooyay gantaalkii jaceylka guhaadkiisi dadka waan giriifoo goonibaan ubaxoo gar maqaate noqdee waan gafee inta aan gu in garaadkay halay celiyee yaa ii garaabooo iga gooyay gantaalkii jaceylka guhaadkiisi
Queue is empty
-- / --