VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boosniya - Lyrics

anuunbaa samaha wadee kaboogsadey jacaylkee sifaha wax igu helee inaaad saartay geediyo waxaad siisay mooyee sankuu igaga toloyoo sandalool igaga dhigay inaan seexan waayo suuradaada daawado sababta adigaa lahaa ileefsiiyey dacartee ilasido jacaylkan igu yidhi waligaa hasiidayn adiguna sareediyo sahalbaa ku haystay inaad tahay sadkaygiyo sukursiimo gaadho saatirkay isiiyee inaan seex an waayoo suuradaada daawado
Queue is empty
-- / --