anuunbaa samaha wadee
kaboogsadey jacaylkee
sifaha wax igu helee
inaaad saartay geediyo
waxaad siisay mooyee
sankuu igaga toloyoo
sandalool igaga dhigay
inaan seexan waayo
suuradaada daawado

sababta adigaa lahaa
ileefsiiyey dacartee
ilasido jacaylkan igu yidhi
waligaa hasiidayn
adiguna sareediyo
sahalbaa ku haystay
inaad tahay sadkaygiyo
sukursiimo gaadho
saatirkay isiiyee
inaan seex
an waayoo
suuradaada daawado

Exit mobile version