VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Carfoon badan - Lyrics

foox carfoon badan fikirkiisa daayee faynuuskii qalbigaygiiyey faa,idaystayey markii ay farahayga soo gashey farxad iitahay fiidka aniga iitahay fiidka farax umaayey raxmadii isku filnaatayey xural cayn ka fagoynay farxad iitahay fiidka aniga iitahay fiidka waxaad na bartaan ku faanaayeey waxaad na bartaan ku faanaayey
Queue is empty
-- / --