foox carfoon badan
fikirkiisa daayee
faynuuskii qalbigaygiiyey
faa,idaystayey markii
ay farahayga soo gashey
farxad iitahay fiidka
aniga iitahay fiidka
farax umaayey
raxmadii isku filnaatayey
xural cayn ka fagoynay
farxad iitahay fiidka
aniga iitahay fiidka
waxaad na bartaan ku
faanaayeey
waxaad na bartaan ku
faanaayey

Exit mobile version