VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad - Lyrics

hadaad samahayga diiday hadaad xumaan iladoontay hadaan uduloobay owgaa oo aanad iidiirnaxayn daacadbaan ahaayoo adaa iga danaystoo dookhayga diidee dulmiyey naftaydee rabi daa in weeyee adaa daaman saaree samir iyo dulqaadbaan ku dadaalayaayoo allaan deeq ka sugayaa deeqay ogsoonow hadaad dibindaabyadaadii hadaan u dulqaadanwaayo ayaan dib kaag soo dagee doqonbaan digaaxinoon waan kugu daalee maxaan kuu dul joogaa idaryeeli waydee rabi daa in weeyee adaa daaman saaree samir iyo dulqaadbaan ku dadaalayaayoo allaan deeq ka sugayaa deeqay ogsoonow
Queue is empty
-- / --