inaan kusoo booqdaa
badankeey ku yaalee
minaa bidaantaa arkinee
an baaba,ay waayee
ha baawinee
beer ii abuurtay u baxdaa
ma ii banaana inaan
been kuugu haayee
barkay bidxaygaa tahayee
makugu boodaayee
ha baawinee
beer kii aburtay u baxdaa
inaan kusoo booqdaa
badankeey ku yaalee
minaa bidaantaa arkinee
an baaba,ay waayee
ha baawinee
beer ii abuurtay u baxdaa
ma ii banaana inaan
been kuugu haayee
barkay bidxaygaa tahayee
makugu boodaayee
ha baawinee
beer kii aburtay u baxdaa