VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Makaa sabraayo - Lyrics

niyadaad ku saaqdee ana kaama sabraayee sonkorayse saaq badanay silic iiga dhawr iyo saxariir seeg seega dhaaf saafiyee sabirkaa ani waan ku seexdaaye sacabkaa isaaree sedex oo soorin ku taal subaxaan kuu safi lahaa sabankaagaa salaantaada sugaa soosoco salaantaa la imow sidrigaa ku taalaa sideen kuu ilaawaa sabiib iiiga roonay sacabkaa isaarsaar sabir iilahow saafiyee suuradaada waan siyaartaayee sacabkaa isaarsaar sedex sawir oo soohin ku taal aan subaxee kuu safilahaaye sabankaaga salaantaada sugayaa soosocohaayee surankaaga imow
Queue is empty
-- / --