niyadaad ku saaqdee
ana kaama sabraayee
sonkorayse saaq badanay
silic iiga dhawr iyo saxariir
seeg seega dhaaf saafiyee
sabirkaa ani waan ku seexdaaye
sacabkaa isaaree
sedex oo soorin ku taal
subaxaan kuu safi lahaa
sabankaagaa salaantaada sugaa
soosoco salaantaa la imow

sidrigaa ku taalaa
sideen kuu ilaawaa
sabiib iiiga roonay
sacabkaa isaarsaar
sabir iilahow saafiyee
suuradaada waan siyaartaayee
sacabkaa isaarsaar
sedex sawir oo soohin ku taal
aan subaxee kuu safilahaaye
sabankaaga salaantaada sugayaa
soosocohaayee surankaaga imow

Exit mobile version