VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf jacayl - Lyrics

nafjacayl hayaa mahadhgashoo hurda waynacdaa mahiigsatee naxlibaa heloo naanaabiyee naanaabiyee nasrigeena dhawr haba nuurtee nidarbaan galee adaan nagmay nagmay noloshaydiiyey adaan nagmay ku naawilayoon kugu nastee nastee nastee naftaydiiyey kugu nastee nuur caashaqee neecawdaadaa nasab khayr qabaa nacabkeena diid nafjacayl hayoo nuglaatay dartaa nasab waydayoo ku naadinaysaa niyadiyo qalbiga noolaha dhamaan adigoo u nimcee naxariista sii nuurkaygii nidarbaan galoo adaan nagmay nolshaydiiyey adaan nagmay noloshaydiiyey kugu nastee nuur caashaqee neecawdaadaa nasab khayr qabaa nacabkeena diid nafjacayl hayaa ihawlaysoo nolosheediibaa halis gashoo niyadeediibaa heehaabisee nimcawsatee naq ha ude ee haba naaxdee nidarbaan galoo nagmay nagmay nidarbaan galoo adaan nagmay nolshaydiiyey adaan nagmay noloshaydiiyey kugu nastee nuur caashaqee neecawdaadaa nasab khayr qabaa nacabkeena diid
Queue is empty
-- / --