nafjacayl hayaa mahadhgashoo
hurda waynacdaa mahiigsatee
naxlibaa heloo naanaabiyee
naanaabiyee nasrigeena dhawr
haba nuurtee nidarbaan galee
adaan nagmay nagmay
noloshaydiiyey adaan nagmay
ku naawilayoon kugu nastee
nastee nastee naftaydiiyey
kugu nastee nuur caashaqee
neecawdaadaa nasab khayr qabaa
nacabkeena diid
nafjacayl hayoo nuglaatay dartaa
nasab waydayoo ku naadinaysaa
niyadiyo qalbiga noolaha dhamaan
adigoo u nimcee naxariista sii nuurkaygii
nidarbaan galoo adaan nagmay
nolshaydiiyey adaan nagmay
noloshaydiiyey kugu nastee
nuur caashaqee neecawdaadaa
nasab khayr qabaa nacabkeena diid

nafjacayl hayaa ihawlaysoo
nolosheediibaa halis gashoo
niyadeediibaa heehaabisee
nimcawsatee naq ha ude ee
haba naaxdee
nidarbaan galoo nagmay nagmay
nidarbaan galoo adaan nagmay
nolshaydiiyey adaan nagmay
noloshaydiiyey kugu nastee
nuur caashaqee neecawdaadaa
nasab khayr qabaa nacabkeena diid

Exit mobile version