logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waanadaa mp3 ahaan

Sawirka Abdirahmaan yuusuf

Abdirahmaan yuusuf

Fikradaada ka dhiibo heestan

Waanadaa lyrics

waaajib waayee waanada aan yeelnee
waa waaga warwayne waalidkaagee
aan waqaaloo ana kaaweecanmaayee
inawadee kuu madee waxaan wanaagaa ahayn
waaxidka wayna ayaa itusee wadadii noo wacaney
Lyrics by Masuul.com

waswaas maroonee walbahaarka dhaafee
wadnahayga waayihiis ku waabariistee
ilawadaagee wacadarihii jacaylkee
inawadee kuu madee waxaan wanaagaa ahayn
waaxidka wayna ayaa itusee wadadii noo wacaney

Wax hays ah kuma jiraan
-- / --