waaajib waayee waanada aan yeelnee
waa waaga warwayne waalidkaagee
aan waqaaloo ana kaaweecanmaayee
inawadee kuu madee waxaan wanaagaa ahayn
waaxidka wayna ayaa itusee wadadii noo wacaney

waswaas maroonee walbahaarka dhaafee
wadnahayga waayihiis ku waabariistee
ilawadaagee wacadarihii jacaylkee
inawadee kuu madee waxaan wanaagaa ahayn
waaxidka wayna ayaa itusee wadadii noo wacaney

Exit mobile version