maogtahay amaanada
cirkan aad arkaysid
dhulkiibaa ka ooyoo
u adkeysan waayee
adiguna naf idilbad
oogada ku qaado
adhaxda saaratee
bal ilaali bal
bal ilaali ajasha
aakhirana djibweyo
kama eed baxeysid
ma ogtahay aniyo adi
axdibee udhaxeeye
ma ogtahay midkeenii
oofin waaya wacdka
ifka lagu kadeedaa
abaal kiisu waa naar
abu jahal agtiisii
bal ilaali bal
bal ilaali ajasha
aakhirana dhibweeyo
kama eed baxeyside
ma ogtahay haweenkiyo
halbalaha aynigaaga ah
asaaagaaaga oodhan
ayumbaan ayaan qudha
uurkayga ka baryey
rabi kuu abuuroo
kali kuu ahaatee
bal ilaali bal
bal ilaali jasha
aakhira dhibweeyoo
kama eedbaxayside

Exit mobile version